Cabdullaahi Ganeey oo u baahan Gurmad Deg-deg ka dib 18-sano oo uu Dhul-yaal ahaa (VIDEO)

Magaalada muqdisho waxa kunool dad dhibanayaal ah oo u baahan in gurmad beni.aadanimo lo fidiyo,C/laahi ganeey waxa uu ka mid yahay dadka ku dhiban xaafada wajeer degmada kaaraan ee g/banaadir

Waxa uu ladhiban yahay xabad kaga dhacday dhabarka dambe ee jirkiisa oo ku dhawaad 20-sano ladhiban yahay ,C/laahi ayaa u baahan gargaar caafimaad asaga oo sido kale sheegay in dadka wax u awoodi kara ee lasoo gaaraan

dhanka kale c/raxmaan max,ed cali oo ilma adeera ah c/laahi ganeey ayaa kawarbixiyay waxa uuna sheegay inay kudadaaleen hase yeeshe ay awooda usaamixi weysaysido kale waxa uu tilmaamay in meesha ugu weyn ee caafimaad ahaan loogeeyo ay aheed keysaneey hase ahaate aysan waxba uqaban Karin

agaasimaha idaacada manta ee magalada Mogadishu max,ed c/laahi cumar wire ayaa lacag uu kaga soo uruuriyay barnamij loogu magacdaray anfuri walalkaa ee kabaxa idacada manta islamarkasna dhagestayaashu ay kubixiyaan waxii ay u awoodi karan dadka danta yar leh ayaa ugu deeqay c/lahi ganey

ugu dambeen waxa jira dad masaakin ahoo kunool magaalada muqdishu  oo ubaahan gargaar beni.aadanimo in lala soogaaro

Contact: Xafiiska Shabakada Allmareeg.online London, UK

Email : Allmareeg@gmail.com / Tel ÷447984240403